In ka badan 2,500 oo arday oo fariisatay imtixaanka qabuulka ee Jaamacada Soomaaliya (Daawo Sawirada).

Waxaa Xarumaha Jaamacadda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho & deegaanka Ceelasha Biyaha ee dagmada Lafoole ka bilowday imtixaanka ogolaanshaha ee Jaamacada Soomaaliya sanad dugsiyeedka 2018-2019 kaasoo ay u fariisteen 2,547 arday. Gudoomiye k/xigeenka Jaamacadda Soomaaliya Dr. Hussein Osman Ahmed ayaa sheegay in Jaamacada sanadkan ay iska diiwaan geliyeen arday ka badan 2500-arday oo dhamaantood ka soo … Continue reading In ka badan 2,500 oo arday oo fariisatay imtixaanka qabuulka ee Jaamacada Soomaaliya (Daawo Sawirada).